Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

askax

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu cuno. 2. Miraha geedka askaxa. 3. A. ka dhig: gumaadid. ld askaax.

Erayo la-mid ah

askaaris(baay.) Abla-ablaynta qaarkeed waxay ka tirsanyihiin duulka …askaraynld caskarayn.askaree/mg2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g)Askari ka dhigid (qof). 2. (…askari1. Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aanxiddigo iyo …askarmaroodi1. Qof aan ahayn shaqaale rasmi ah oo mararka qaarkood uu ad…askarnimoAskari ahaansho. ld askarinnimo, caskarinnimo, caskarnimo.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms