Qaamuuska Asalka
askaaris
(-syo, m.dh)MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
(baay.) Abla-ablaynta qaarkeed waxay ka tirsanyihiin duulka loo yaqaan fasmaydiya (Phasmaidia), waxaanay leeyihiin af leh 3 ilaa 6 baabila.
Erayo la-mid ah
askaraynld caskarayn.askaree/mg2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g)Askari ka dhigid (qof). 2. (…askari1. Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aanxiddigo iyo …askarmaroodi1. Qof aan ahayn shaqaale rasmi ah oo mararka qaarkood uu ad…askarnimoAskari ahaansho. ld askarinnimo, caskarinnimo, caskarnimo.askax1. Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu …

