Qaamuuska Asalka
cashaysii
(-iiyay, -iisay)Falg2
Macnaha
Cid casho siin.
Erayo la-mid ah
cashar1. In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi. ā¦cashariNafley tahliil ku firdhin.casharinld casharis.cashatabHal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajabā¦cashatabHal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, cā¦cashatebidld cashatebin, cashatebis, catajebid, catajebin.cashi/2 (-iyay, -iday/-isay;-iyi) Xoolo cudur deriskunool ka dhasā¦cashiCudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeā¦

