Qaamuuska Asalka
cashari
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Nafley tahliil ku firdhin.
Erayo la-mid ah
cashar1. In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi. …casharinld casharis.cashatabHal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab…cashatabHal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, c…cashatebidld cashatebin, cashatebis, catajebid, catajebin.cashaysiiCid casho siin.cashi/2 (-iyay, -iday/-isay;-iyi) Xoolo cudur deriskunool ka dhas…cashiCudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yaree…

