Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cashatab

(-byo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab¹.

Erayo la-mid ah

cashar1. In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi. …cashariNafley tahliil ku firdhin.casharinld casharis.cashatebidld cashatebin, cashatebis, catajebid, catajebin.cashaysiiCid casho siin.cashi/2 (-iyay, -iday/-isay;-iyi) Xoolo cudur deriskunool ka dhas…cashiCudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yaree…cashibbax1. C. ah: xoolo cashi ka bogsooday. 2. ld cashibbixid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms