Qaamuuska Asalka
cashibbax
MagacLafdheeri
Macnaha
1. C. ah: xoolo cashi ka bogsooday. 2. ld cashibbixid.
Erayo la-mid ah
cashar1. In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi. ā¦cashariNafley tahliil ku firdhin.casharinld casharis.cashatabHal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajabā¦cashatabHal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, cā¦cashatebidld cashatebin, cashatebis, catajebid, catajebin.cashaysiiCid casho siin.cashiCudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeā¦

