Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

casaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1.C. ah: midab guduud furan ah. 2. Dermo inteeda midabka iyo naqshadda leh. ld casiin.

Erayo la-mid ah

casaanboorMidab casaan ah oo caddaan iyo madow ku dhafan yahay.casaansho/dh eeg casow. ld casaan².casabaysashold casabaysad, casabaysi.casabaysoCid casabo ka dhigasho.casaboDad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraab…casalMalab.casamarQaylo badan oo wax lagu cayrinayo.casamarWax qaylo ku cayrin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms