0

ceyrsad

m l

Eeg: cayrsasho

0

ceyrsasho

m f dh

ld ceyrsad, ceyrsi.

0

ceyrsi

m l

Eeg: cayrsasho

0

ceyrso

f g3 (-saday, -satay)

Wax ordaya tiigsasho.

0

ci

m dh

Cod dheer oo ay nafleyda qaar sida shimbiraha, bahallada iwm sameeyaan.

0

cibaadeysad

m l

Eeg: cibaadeysasho

0

cibaadeysasho

m f dh

ld cibaadeysad, cibaadeysi.

0

cibaadeysi

m l

Eeg: cibaadeysasho

0

cibaadeyso

f mg3 (-stay, -satay)

Qof, cibaado samaysasho.

0

cibaado

m dh

Camal wanaagsan oo loo sameeyo in Ilaah loogu dhawaado.

0

cibaaro

m dh (-ooyin, m.l)

1. Belo aan hore loo arkin. 2. Arrin yaab leh oo aan hore loo arkin. ld cibro.

0

cibro

m dh

Eeg: cibaaro

0

cicin

m l

Nooc cawska biyaha dhexdooda ka baxa ka mid ah oo leh laamo dhaadheer oo jiljilicsan oo daashashka lagu dedo. ld dicin.

0

cid

m dh (-do, m.l)

1. Koox dad ah oo meel ku wada nool. 2. Qof ama wax ka badan. Tus. “Maanta c. ma arag”. 3. Qaraabo; reer.

0

cidaad

m dh (-do ml.)

Meyrax jilcan, si gaar ah loo farsameeyey oo weelasha la culay lagu nadiifiyo.

0

cidan

f mg1 (-dnaa, -dnayd)

Wax la ciday ahaansho.

0

ciddabbax

m l kh

C. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddabbax¹.

0

ciddabbixid

m f dh

ld cuddabbixid.

0

ciddi

m dh (-iyo ml.)

1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare. 2. Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.

0

ciddidiif

m dh

Fulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha. ld caddidiif.

0

ciddigod

m l

Geed leh laamo dhuudhuuban, caleen yar iyo qodxo qaroofan. ld cinjigod.

0

ciddiid

m dh

Duurjoogta (ugaarta) inta hilibkooda la cuno.

0

ciddijiid

f mg1 (-day, -dday)

id m.dh ld cagajiidid.

0

ciddikudhufaan

m l

Eeg: edegkudhufaan

0

ciddikujoog

m dh

Xubinta hore ee farta oo ay ciddidu ku taal.

0

ciddillaab

f mg1 (-bay, -btay)

Gammaan, orod kadle ah samayn.

0

ciddillaabid

m f dh

Eeg: ciddillaab²

0

ciddillibaax

m dh

1. Miro yicibeed oo markaa soo baxay. 2. Abuur meseggo ama galley oo markaa soo dhashay.

0

ciddillibaaxi

f mg2 (-iyay, -isay)

Abuur meseggo ama galley oo markaa soo dhalasho.

0

ciddillibaaxin

m f dh

Eeg: ciddilibaaxi

0

ciddisiib

m l

Nooc ka mid ah mariidka oo nafleyda uu sababo ay ciddiyuhu ka dhacaan timihiina ka bidaan (waa kan ugu halisan). ciddiyagaduudshe m.l Geed nagaar yar oo leh xididdo dhuudhuuban oo ciddiyaha lagu guduudsado.

0

ciddo

m dh

Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.

0

ciddood

m l u

Eeg: cirdood

0

ciddoodoobid

m f dh

Eeg: ciddoodow

0

ciddoodow

f mg1 (-doobay, -dowday)

Ciddood noqosho.

0

cidhib

m dh (-dhbo, m.l)

Eeg: cirib

0

cidhif

m l (-fyo, m.dh)

Eeg: cirif

0

cidhif-birlabeed

m l (-dyo, m.dh)

(fiis.) Dacallada birlabta ee u muuqda in xoogagga birlabeed ay ka unkamaan.

0

cidid

m f dh

Eeg: cid²

0

cidla'

m dh

Meel aan cidna degganeyn ama joogin. ld cidlo.

0

cidla'joog

m dh u

Ugaar. ld duurjoog (1).

0

cidlajoog

m dh u

Nafley la rabbaysna.

0

cidlayn

m f dh

Eeg: cidlee

0

cidlee

f g2 (-leeyay, -laysay)

1. Meel cidla' ka dhigid. 2. Wax baylah ka dhigid.

0

cidlo

m dh

'

0

cidloo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Wehel la'aan dareemid.

0

cidloobid

m f dh

Eeg: cidlow

0

cidlood

m f l

Eeg: cidloo

0

cidlow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Meel, wax cidla' ah noqosho.

0

cidmid

m dh

Eeg: cidan²

0

cidnaan

m f dh

ld cidnaansho.

0

cidnaansho

m l

/dh ld cidnaan.

0

cif

f mg1 (-fan, -fatan)

Eeg: cifo

0

cifasho

m f dh

ld cifid, cigasho, cigid.

0

cifid

m dh

Eeg: cifasho

0

cifo

f mg3 (-ftay, -fatay)

Hanti luntay ama baabba'day beddelkooda helid. ld cif, cig, cigo.

0

cifriid

m l

Eeg: cirfiid

0

cig

f mg1 (-gay, -gtay)

Eeg: cifo

0

cigaal

m dh

Tuuryo meel dheer ku dhacda.

0

cigaalid

m f dh

Eeg: cigaal³

0

cigan

f mg1 (-maday, -matay)

Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho.

0

cigasho

m dh

Eeg: cifasho

0

cigid

m dh

Eeg: cifasho

0

cigmid

m f dh

Eeg: cigan²

0

cignaan

m f dh

ld cignaansho.

0

cignaansho

m l

/dh ld cignaan.

0

cigo

f mg3 (-gtay, -gatay)

Eeg: cifo

0

ciid

f mg1 (-day, -dday)

Maalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid².

0

ciidaggale

m l

Halaq yar, aan halis ahayn, midabka ciidda leh oo ciidda ku dhex nool. ld ciiddaggale.

0

ciidami

f mg2 (-iyay, -isay)

U c.: qof, cid hawl u qabasho.

0

ciidamin

m f dh

Eeg: ciidami

0

ciidan

m l

1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka. 3. (e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.

0

ciidannimo

m dh

Ciidan ahaansho (qof).

0

ciidansad

m l

Eeg: ciidansasho

0

ciidansasho

m f dh

ld ciidaansad, ciidaansi.

0

ciidansi

m l

Eeg: ciidansasho

0

ciidanso

f g3 (-saday, -satay)

Cid ciidan ka dhigasho.

0

ciidanxumaan

m f dh

ld ciidanxumaansho, ciidanxumi, ciidanxumo.

0

ciidanxumaansho

m l

/dh ld ciidanxumaan.

0

ciidanxumi

m dh

1. Xaaladda uu ku suganyahay qof aan ciidan ku filan haysan. 2. Xaaladda uu ku suganyahay qof ciidan tayo fiican aan haysan. ld ciidanxumaan.

0

ciidanxumo

m dh

Eeg: ciidanxumaan

0

ciidanxun

f mg4 (-umaa, -umayd)

1. Cid aan ciidan ku filan haysan ahaansho. 2. Qof aan ciidan geli karin ahaansho.

0

ciidanyari

m dh

Eeg: ciidanyaro

0

ciidanyaro

m dh

Xaaladda uu ku sugan yahay qof aan ciidan ku filan haysan. ld ciidanyari.

0

ciiddaggale

m l

ciidee f.g2 (-deeyay, -deysay) Wax ciid ku shubid.

0

ciideyn

m f dh

Eeg: ciidee

0

ciidid

m f dh

ld iidid.

0

ciidmaris

m l

Hab loo ciqaabo qofka hanadu gasho (herin).

0

ciidmid

m f dh

Eeg: ciidan²

0

ciifo

m dh

Uurkutaallo. ld ciil¹.

0

ciiji

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: ceeji

0

ciijin

m dh (baay.)

Dariiqadda saxarro bannaanka ka yimid oo jidhka weeraraya ama qayb yaryar oo cunto ah lagu soo dabo ee ay burburiyaan qaar ka mid ah unugyada xayawaanku.

0

ciijiye-weyne

m l (-nayaal, m.l/dh)

(baay.) Unug ballaadhan oo ciijiye ah, oo caadi ahaan laga helo nudaha soo saara unugyada dhiigga.

0

ciil

f g1 (-iilay, -iishay)

Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.

0

ciilbax

f mg1 (-xay, -xday; -bixi)

Qof, wax ciil ka bi'iya samayn.

0

ciilbeel

m l

Eeg: ciilbeelid

0

ciilbeelid

m f dh

ld ciilbeel¹.

0

ciilbixid

m f dh

Eeg: ciilbax

0

ciilcun

m l

Eeg: ciilcunid

0

ciilcunid

m f dh

ld ciilcun¹.