Qaamuuska Asalka
ciddi
(-iyo ml.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare. 2. Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.
Erayo la-mid ah
ciddabbaxC. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddab…ciddabbaxHaweeney la furay ama laga dhintay ciddo dhameysasho. ld cud…ciddabbixidld cuddabbixid.ciddidiifFulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha…ciddigodGeed leh laamo dhuudhuuban, caleen yar iyo qodxo qaroofan. l…ciddiidDuurjoogta (ugaarta) inta hilibkooda la cuno.ciddijiidid m.dh ld cagajiidid.ciddikujoogXubinta hore ee farta oo ay ciddidu ku taal.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
