Qaamuuska Asalka
ciddidiif
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Fulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha. ld caddidiif.
Erayo la-mid ah
ciddabbaxC. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddab…ciddabbaxHaweeney la furay ama laga dhintay ciddo dhameysasho. ld cud…ciddabbixidld cuddabbixid.ciddi1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddoo…ciddigodGeed leh laamo dhuudhuuban, caleen yar iyo qodxo qaroofan. l…ciddiidDuurjoogta (ugaarta) inta hilibkooda la cuno.ciddijiidid m.dh ld cagajiidid.ciddikujoogXubinta hore ee farta oo ay ciddidu ku taal.

