Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ciddabbax

MagacLafdheerikh

Macnaha

C. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddabbax¹.

Erayo la-mid ah

ciddabbixidld cuddabbixid.ciddi1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddoo…ciddidiifFulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha…ciddigodGeed leh laamo dhuudhuuban, caleen yar iyo qodxo qaroofan. l…ciddiidDuurjoogta (ugaarta) inta hilibkooda la cuno.ciddijiidid m.dh ld cagajiidid.ciddikujoogXubinta hore ee farta oo ay ciddidu ku taal.ciddillaabOrod kadle ah oo gammaanku sameeyo.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms