Qaamuuska Asalka
cid
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Koox dad ah oo meel ku wada nool. 2. Qof ama wax ka badan. Tus. “Maanta c. ma arag”. 3. Qaraabo; reer.
Erayo la-mid ah
cidaadMeyrax jilcan, si gaar ah loo farsameeyey oo weelasha la cul…cidanWax la ciday noqosho.cidanDhulka geed gaabka qodaxda lihi ku badanyahay.cidanWax la ciday ahaansho.ciddabbaxC. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddab…ciddabbaxHaweeney la furay ama laga dhintay ciddo dhameysasho. ld cud…ciddabbixidld cuddabbixid.ciddi1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddoo…

