Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ciil

MagacLafdheeri

Macnaha

Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.

Erayo la-mid ah

ciilbaxQof, wax ciil ka bi'iya samayn.ciilbeelKa c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho.ciilbeelidld ciilbeel¹.ciilcunMuddo badan ciil qabid.ciilcunidld ciilcun¹.ciildibbirCiil badan dareemid.ciildibbirCiilbadan.ciilkambi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) 1. Is c.: ciil ama xanaaq muuj…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms