Erayo la-mid ah
ciidMaalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid².ciid1. Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta…ciidaggaleHalaq yar, aan halis ahayn, midabka ciidda leh oo ciidda ku …ciidamiU c.: qof, cid hawl u qabasho.ciidan1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) …ciidanU c.: qof, cid u gargaarid.ciidannimoCiidan ahaansho (qof).ciidansashold ciidaansad, ciidaansi.

