Qaamuuska Asalka
ciidami
(-iyay, -isay)Falmg2
Macnaha
U c.: qof, cid hawl u qabasho.
Erayo la-mid ah
ciid1. Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta…ciidMaalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid².ciidaggaleHalaq yar, aan halis ahayn, midabka ciidda leh oo ciidda ku …ciidan1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) …ciidanU c.: qof, cid u gargaarid.ciidannimoCiidan ahaansho (qof).ciidansashold ciidaansad, ciidaansi.ciidansoCid ciidan ka dhigasho.

