Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ciidan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka. 3. (e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.

Erayo la-mid ah

ciid1. Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta…ciidMaalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid².ciidaggaleHalaq yar, aan halis ahayn, midabka ciidda leh oo ciidda ku …ciidamiU c.: qof, cid hawl u qabasho.ciidannimoCiidan ahaansho (qof).ciidansashold ciidaansad, ciidaansi.ciidansoCid ciidan ka dhigasho.ciidanxumaanld ciidanxumaansho, ciidanxumi, ciidanxumo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms