Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cidlow

(-oobay, -owday; -oobi)
Falmg1

Macnaha

Meel, wax cidla' ah noqosho.

Erayo la-mid ah

cidla'Meel aan cidna degganeyn ama joogin. ld cidlo.cidla'joogUgaar. ld duurjoog (1).cidlajoogNafley la rabbaysna.cidlee1. Meel cidla' ka dhigid. 2. Wax baylah ka dhigid.cidlo'cidlooWehel la'aan dareemid.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms