Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cidlee

(-leeyay, -laysay)
Falg2

Macnaha

1. Meel cidla' ka dhigid. 2. Wax baylah ka dhigid.

Erayo la-mid ah

cidla'Meel aan cidna degganeyn ama joogin. ld cidlo.cidla'joogUgaar. ld duurjoog (1).cidlajoogNafley la rabbaysna.cidlo'cidlooWehel la'aan dareemid.cidlowMeel, wax cidla' ah noqosho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms