Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cirib

(-rbo m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta. 2. Ciribdambeed. ld cidhib¹.

Erayo la-mid ah

ciribbeelNafley ama wax kale jiritaankooda baabi'id.ciribdambeedWaxa nasiib u noqda ee qof noloshiisa ku dambeyso.ciribdarroCawaaqib xun ee uu wax ku dhammaado.ciribgo'Wax jiritaankooda baabi'id.ciribgo'id'.ciribgooWax jiritaankooda ama isticmaalkooda baabi'in.ciribla'/dh (-'yo, m.dh) Dhurwaagu marka uu aad u duqoobo.ciribla'aanCiribdambeed xumo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms