Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ciidanxumi

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Xaaladda uu ku suganyahay qof aan ciidan ku filan haysan. 2. Xaaladda uu ku suganyahay qof ciidan tayo fiican aan haysan. ld ciidanxumaan.

Erayo la-mid ah

ciid1. Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta…ciidMaalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid².ciidaggaleHalaq yar, aan halis ahayn, midabka ciidda leh oo ciidda ku …ciidamiU c.: qof, cid hawl u qabasho.ciidan1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) …ciidanU c.: qof, cid u gargaarid.ciidannimoCiidan ahaansho (qof).ciidansashold ciidaansad, ciidaansi.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms