0

cayriin

m l kh

Eeg: ceeriin

0

cayrnimo

m dh

Cayr ahaansho.

0

cayroobid

m f dh

Eeg: cayrow

0

cayrow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Qof cayr ah noqosho.

0

caysh

f mg1 (-shay, -shtay)

Eeg: ceesh²

0

cayshid

m dh

Eeg: ceeshid

0

caytamid

m f dh

ld caytan¹.

0

caytan

m l

Isdhaafsashada cay laba qof ama ka badan isdhaafsadaan. ld caytamid.

0

cayuumaysad

m l

Eeg: cayuumaysasho

0

cayuumaysasho

m f dh

ld cayuumaysad, cayuumaysi.

0

cayuumaysi

m l

Eeg: cayuumaysasho

0

cayuumayso

f g3 (-stay, -satay)

Cid eegmo wax ku yeelid; cawrin; ilayn.

0

cayuumid

m f dh

Eeg: cayuun²

0

cayuun

f g1 (-uumay, -uuntay)

Cid il wax ku yeelid.

0

ceeb

m dh

Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal.

0

ceebaal

m l

Eeg: ceeb

0

ceebayn

m f dh

Eeg: ceebee

0

ceebee

f g2 (-beeyay, -baysay)

Wax ceeb u yeelid.

0

ceebla'aan

m dh

Daacadnimo, aaminnimo.

0

ceeboobid

m f dh

Eeg: ceebow

0

ceebow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Wax ceebi ku dhacday noqosho.

0

ceed

m l

Eeg: cayd

0

ceedan

f mg4 (-dnaa, -dnayd)

Eeg: caydan

0

ceedbax

m l

Eeg: caydbax

0

ceedbixid

m dh

Eeg: caydbixid

0

ceednaan

m dh

Eeg: caydnaan

0

ceednaansho

m l

/dh ld caydnaan.

0

ceegaag

f g

/mg1 (-gay, -gtay) C./ka c.: balli, weel, xero iwm buuxid (biyo, caano, xoolo iwm).

0

ceegaagid

m f dh

ld ceegaag¹.

0

ceego

m dh

Si xoog leh oo nafley cunaha looga qabto si neeftu ugu joogsato; miijis. ld ceejo, ciiq, ciiqo¹ (2).

0

ceegsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la ceejiyey ahaansho.

0

ceegsanaan

m f dh

ld ceegsanaansho.

0

ceegsanaansho

m l

/dh ld ceegsanaan.

0

ceeji

f g2 (-iyay, -isay)

Nafley neefta ku celin. ld ciiji, ciiqee (2).

0

ceejin

m f dh

ld ciijin.

0

ceejo

m dh

ceel¹ m.l (-lal, m.l) God la qoday oo hoos u dheer oo laga helo biyo iwm.

0

ceel

m l (-lal, m.l)

(jool.) Il-biyood dhulka hoostiisa ah oo lagu helay riig oo laga qoday oogada dhulka ilaa oogada biyaha hoose, biyahaa waxa markaa loo soo saaraa ama loo soo afuufaa oogada dhulka. Haddii ceel ka hoos maro oogada biyaha hoose xilliga qoyaanka, oo aanu aad hoos uga dhicin oogada biyaha hoose ee joogtada ah, wuxuu biyo yeelanayaa xilliga qoyaanka, haddii uu gaaro oogada biyaha hoose ee joogtada ah, dabadeed weligii biyo ayuu yeelanayaa.

0

ceelaljoog

m dh

1. Rag xoolaha ceelka u jooga oo waraabiya. 2. Nooc shimbiraha ka mid ah oo badanaa aan laga ag waayin meelaha biyaha leh.

0

ceelalyo

m dh u

Qofka ama dadka xoolaha aroor ah uga sii hora mara ceelka si uu ugu diyaariyo kaalin iyo biyo.

0

ceelgee

f g2 (-geeyay, -geysay)

Xoolo aroorin.

0

ceelgeeye

m l

Muruq weyn oo cududda geela labada dhinac uga jira.

0

ceelgeyn

m f dh

Eeg: ceelgee

0

ceelka-aartiis

m l (-lal ..., m.l)

(jool.) Nooc ceelasha ka mid ah oo si joogta ah biyo soo saara; biyahaas waxaa kor u soo saara cadaadis ka yimid biyo fadhiya.

0

ceelkaggeeye

m l

1. Xilli gu' ah oo roob xoog badan leh da'a. 2. Roob xoog badan oo bartamaha guga da'a.

0

ceelyeelad

m l

1. C. ah: xoolo ceel aada iyadoon cidi wadin. 2. ld ceelyeelasho.

0

ceelyeelasho

m f dh

ld ceelyeelad (2).

0

ceelyeelo

f g3 (-eeshay, -eelatay)

Xoolo iyadoon cidi wadin ceel aadid.

0

ceemad

m dh (-do, m.l)

Harag sida jawaanka loo tolay oo lagu gurto badarka, alaabta iwm. ceeqo m.dh Godob¹.

0

ceeriin

m l

Miro, hilib iwm oo aan bislaan. ld cayriin, qayriin, qeeriin.

0

ceeriintahan

m dh

Nooc ka mid ah libaax badeedka waaweyn, midab madow leh, halis ah oo u eg hambabarrada.

0

ceerin

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Wax ceeriin ah ahaansho.

0

ceernaan

m f dh

ld ceernaansho.

0

ceernaansho

m l

/dh ld ceernaan.

0

ceeryaamo

m dh

Eeg: ceeryaan¹

0

ceeryaan

m dh (fiis.)

Cuf dhibco biyood ah oo ku jira lakabyada hoose ee gibilka, waxaana u sabab ah uumibiyoodka biyaha isugu rogaya hawada dhexdeeda, taas oo keenta aragtida oo si dhexdhexaaha u yaraata.

0

cees

f mg1 (-say, -stay)

Ka c.: qof xurmayn, weynayn.

0

ceesaan

m dh (-aamo, m.l)

Dheddig ari cad oo aan weli curan.

0

ceesh

m l

Cuntada la cuno; quud. ld caysh¹.

0

ceeshid

m f dh

ld cayshid.

0

ceesid

m f dh

celcelis m.l (-syo, m.dh) 1. Xilliga dabayluhu is beddelaan gu'ga iyo dayrta oo aysan dhan u badan. 2. Isku darka labada lambar ama ka badan oo loo qaybiyo mid ka mid ah, tirada ka soo baxda.

0

celcelis-joometeri

m l (-syo ..., m.dh)

(xis.) C. j.iyeed ee “n” xaddi waa xidid “n” - jibbaarka tarankooda.

0

celceliska

m l (juqr.)

(C.H.B.) Celceliska heerka badda, marka laga xisaabiyo indhaindhayn badan oo la sameeyay muddooyin isla eg gudahood.

0

celi

f g2 (-iyay, -isay)

1. Wax soo socda dib u laabid. 2. U c.: wax ciddii lahayd dib ugu geyn. 3. Wax socda hakin. 4. Ku c.: fal hore loo sameeyey mar kale dib u samayn. 5. Iska c.: wax iska difaacid. 6. Ka c.: wax ka reebid.

0

celin

m f dh

ld celis.

0

celis

m l

Eeg: celin

0

celiye

m l (-yayaal, m.l/dh)

Suun dhuuban, jilicsan, xalleefsan, dun guduudan lagu qurxiyay oo gaaddada faraska iyo kooraha isuhaya.

0

ces

f mg1 (-say, -satay)

Cid xurmayn.

0

ceshad

m l

Eeg: ceshasho

0

ceshasho

m f dh

ld ceshad.

0

ceshiimee

f g2 (-meeyay, -meysay)

1. Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin. 2. Safar bixiddiisa dib u dhigid. 3. Dhul in la daaqo, in mudda ah u diidid. ld ceshiinee, cishiinee.

0

ceshiimeyn

m f dh

ld ceshiineyn, cishiineyn.

0

ceshiimeysad

m l

Eeg: ceshiimeysasho

0

ceshiimeysasho

m f dh

ld ceshiimeysad, ceshiimeysi, ceshiineysasho, cishiim.

0

ceshiimeysi

m l

Eeg: ceshiimaysasho

0

ceshiimeyso

f g3 (-stay, -satay)

Wax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshiineyso, cishiimeyso, cishiineyso.

0

ceshiimo

m dh

1. Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo. 2. Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.

0

ceshiinee

f g2 (-neeyay, -neysay)

Eeg: ceshiimee

0

ceshiineyn

m dh

Eeg: ceshiimeyn

0

ceshiineysasho

m dh

Eeg: ceshiimaysasho

0

ceshiineyso

f g3 (-stay, -satay)

Eeg: ceshiimeyso

0

ceshino

m dh

Eeg: ceshiimo

0

cesho

f g3 (-shaday, -shatay)

1. Qof, wax laga qaatay ama uu baxshay, mar labaad dib u qaadasho. 2. Wax in ay lumaan ama hallaabaan ka ilaalin.

0

ceyd

m l

Dhibaato cid ka haysata guri, qalab ama gaadiid la'aan awgeed.

0

ceydan

f mg4 (-dnaa, -dnayd)

Wax ceyd hayo ahaansho (qof).

0

ceydbax

m l kh

C. ah: helidda cid ceyd hayey hesho qalab ama gaadiid.

0

ceydbixi

f g2 (-iyay, -isay)

Cid ceyd hayo qalab ama gaadiid siin.

0

ceydbixid

m f dh

Eeg: ceydbax²

0

ceydbixin

m f dh

ld ceydbixis.

0

ceydbixis

m l

Eeg: ceydbixin

0

ceydmid

m f dh

Eeg: ceydan¹

0

ceydnaan

m f dh

ld ceydnaansho.

0

ceydnaansho

m l

/dh ld ceydnaan.

0

ceyntaabad

m l

Geeddi dheer oo aan la nasan.

0

ceyntaari

f g

/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Nafley aad u eryid. 2. (f.mg) Ku c.: gaadiid wax rarkiisa ka badan saarid.

0

ceyntaarin

m f dh

ld ceyntaaris.

0

ceyntaaris

m l

Eeg: ceyntaarin

0

ceyri

f g2 (-iyay, -isay)

Nafley orodsiin, si meel ay ku sugnayd uga fogaato; eryid; burin.

0

ceyrin

m f dh

ld cayris.

0

ceyris

m l

Eeg: cayrin

0

ceyro

m dh

Orodsiinta nafley meel ay ku sugnayd laga orodsiiyo si looga fogeeyo. ld ceyrin.