Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caydbax

(-xay, -xday)
Falmg1

Macnaha

Alaab maacuun oo aad loogu baahnaa helid. ld ceedbax.

Erayo la-mid ah

caydBaahi weyn oo wax loo qabo. ld ceed.caydanQof, baahi weyn alaab maacuun u qaba ahaansho. ld ceedan.caydbixidld ceedbixid.cayddi1. Nooc mallayga yaryar ka mid ah oo koox-koox isu raaca. 2.…caydnaanld caydnaansho, ceednaan, ceednaansho.caydnaansho/dh ld ceednaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms