Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cayuumayso

(-stay, -satay)
Falg3

Macnaha

Cid eegmo wax ku yeelid; cawrin; ilayn.

Erayo la-mid ah

cayuumaysashold cayuumaysad, cayuumaysi.cayuun1. Geel gaagaaban oo laga helo deexda. 2. Eegmo dhibaato leh…cayuunCid il wax ku yeelid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms