Qaamuuska Asalka
ceelka-aartiis
(-lal ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(jool.) Nooc ceelasha ka mid ah oo si joogta ah biyo soo saara; biyahaas waxaa kor u soo saara cadaadis ka yimid biyo fadhiya.
Erayo la-mid ah
ceel(jool.) Il-biyood dhulka hoostiisa ah oo lagu helay riig oo …ceelaljoog1. Rag xoolaha ceelka u jooga oo waraabiya. 2. Nooc shimbira…ceelalyoQofka ama dadka xoolaha aroor ah uga sii hora mara ceelka si…ceelgeeXoolo aroorin.ceelgeeyeMuruq weyn oo cududda geela labada dhinac uga jira.ceelkaggeeye1. Xilli gu' ah oo roob xoog badan leh da'a. 2. Roob xoog ba…ceelyeelad1. C. ah: xoolo ceel aada iyadoon cidi wadin. 2. ld ceelyeel…ceelyeelashold ceelyeelad (2).

