Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ceelaljoog

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Rag xoolaha ceelka u jooga oo waraabiya. 2. Nooc shimbiraha ka mid ah oo badanaa aan laga ag waayin meelaha biyaha leh.

Erayo la-mid ah

ceel(jool.) Il-biyood dhulka hoostiisa ah oo lagu helay riig oo …ceelalyoQofka ama dadka xoolaha aroor ah uga sii hora mara ceelka si…ceelgeeXoolo aroorin.ceelgeeyeMuruq weyn oo cududda geela labada dhinac uga jira.ceelka-aartiis(jool.) Nooc ceelasha ka mid ah oo si joogta ah biyo soo saa…ceelkaggeeye1. Xilli gu' ah oo roob xoog badan leh da'a. 2. Roob xoog ba…ceelyeelad1. C. ah: xoolo ceel aada iyadoon cidi wadin. 2. ld ceelyeel…ceelyeelashold ceelyeelad (2).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms