Qaamuuska Asalka
ceelalyo
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Qofka ama dadka xoolaha aroor ah uga sii hora mara ceelka si uu ugu diyaariyo kaalin iyo biyo.
Erayo la-mid ah
ceel(jool.) Il-biyood dhulka hoostiisa ah oo lagu helay riig oo …ceelaljoog1. Rag xoolaha ceelka u jooga oo waraabiya. 2. Nooc shimbira…ceelgeeXoolo aroorin.ceelgeeyeMuruq weyn oo cududda geela labada dhinac uga jira.ceelka-aartiis(jool.) Nooc ceelasha ka mid ah oo si joogta ah biyo soo saa…ceelkaggeeye1. Xilli gu' ah oo roob xoog badan leh da'a. 2. Roob xoog ba…ceelyeelad1. C. ah: xoolo ceel aada iyadoon cidi wadin. 2. ld ceelyeel…ceelyeelashold ceelyeelad (2).

