Qaamuuska Asalka
cesho
(-shaday, -shatay)Falg3
Macnaha
1. Qof, wax laga qaatay ama uu baxshay, mar labaad dib u qaadasho. 2. Wax in ay lumaan ama hallaabaan ka ilaalin.
Erayo la-mid ah
ceshashold ceshad.ceshiimee1. Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin. 2. Sa…ceshiimeynld ceshiineyn, cishiineyn.ceshiimeysashold ceshiimeysad, ceshiimeysi, ceshiineysasho, cishiim.ceshiimeysoWax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshii…ceshiimo1. Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo.…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
