Qaamuuska Asalka
ciddillibaax
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Miro yicibeed oo markaa soo baxay. 2. Abuur meseggo ama galley oo markaa soo dhashay.
Erayo la-mid ah
ciddabbaxC. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddab…ciddabbaxHaweeney la furay ama laga dhintay ciddo dhameysasho. ld cud…ciddabbixidld cuddabbixid.ciddi1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddoo…ciddidiifFulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha…ciddigodGeed leh laamo dhuudhuuban, caleen yar iyo qodxo qaroofan. l…ciddiidDuurjoogta (ugaarta) inta hilibkooda la cuno.ciddijiidid m.dh ld cagajiidid.

