Qaamuuska Asalka
cammuud
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Ciid jilicsan oo aan lahayn habaas, dhoobo iyo dhagax.
Erayo la-mid ah
cammaarC. ah: xarig ama jawaan dun adag ka samaysan.cammee1. Cid khayaamayn. 2. Cid indhatirid.cammir1. Dukaan, badeeco badan dhigid. 2. Shaah, sonkor, caleen, q…cammiraad1. Wax aan dhab ahayn oo meel maran lagu buuxiyo. 2. ld camm…cammiranWax la cammiray ahaansho (dukaan).cammiridld cammiraad.cammirnaanld cammirnaansho.cammirnaansho/dh ld cammirnaan.

