0

goggobbeysasho

m dh

Eeg: goggobeysasho

0

goggobbeysi

m l

Eeg: goggobeysasho

0

goggobbeyso

f mg3 (-stay, -satay)

Eeg: goggobeyso

0

goggobbo

m dh

Eeg: goggobo

0

goggobeysad

m l

Eeg: goggobaysasho

0

goggobeysasho

m f dh

ld gaggabeysad, gaggabeysasho, gaggabeysi, goggobbeys.

0

goggobeysi

m l

Eeg: goggobeysasho

0

goggobeyso

f g3 (-stay, -satay)

Ciid ku waysaysasho. ld gaggabeyso, goggob-beyso.

0

goggobo

m dh

1. Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo. 2. Ciidda oo lagu weyseysto. ld gąggabo, geggebo, goggobbo.

0

goggomi

f g2 (-iyay, -isay)

Hoore yar weel ka shubid.

0

goggomin

m f dh

Eeg: goggomi

0

goggon

m l

In yar oo hoore ah oo weel salkiisa ku haray.

0

goggonsad

m l

Eeg: goggonsasho

0

goggonsasho

m f dh

ld goggonsad, goggonsi.

0

goggonso

f g3 (-saday, -satay)

In yar oo hoore ah weel ka shubasho.

0

goglad

m l

Eeg: goglasho

0

goglamid

m f dh

Eeg: goglan¹

0

goglan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la goglay ahaansho.

0

goglanaan

m f dh

ld goglanaansho.

0

goglanaansho

m l

/dh ld goglanaan.

0

goglasho

m f dh

ld goglad.

0

goglid

m f dh

Eeg: gogol²

0

goglo

f g3 (-laday, -latay)

Gogol dhigasho.

0

gogo

f g3 (-gtay, -gatay)

Hilib iwm qarsoodi wax uga goosasho.

0

gogol

m dh (-glo, m.l)

1. Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaan.

0

gogol-ku-laab

m l

Lacag lagu qariyo gabar lala baxay gogoshii ay ku seexan jirtay.

0

gogoldhaaf

m l

Oggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin kale.

0

gogoldhaafid

m f dh

Eeg: gogoldhaaf²

0

gogoldhig

m l

Arar; hordhac.

0

gogoldhigad

m l

1. Keenidda cidi, cid ay wax ka tabanayso keento madal si ay ugala xaajooto arrintaas. 2. Gogoldhigasho; ararsasho. ld gogoldhigasho.

0

gogoldhigasho

m dh

Eeg: gogoldhigad

0

gogollaab

m l

Maalinta ugu dambeysa tacsi la dhigayay.

0

gogolxaar

f mg1 (-ray, -rtay)

U g.: wax la rabo in la sameeyo waxyaabo sahlaya samayn.

0

gogolxaarid

m f dh

Eeg: gogolxaar

0

gojaxo

m dh

Eeg: gojoxo

0

gojilic

m l

Meesha u dhexeysa feercalaanta iyo misigta ee jirka dadka iyo xoolaha.

0

gojoxo

m dh

Hilibka saaran shafka geela. ld gojaxo.

0

gol

m dh (-lo, m.l)

1. Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan. 2. Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan. 3. Daaddegga buuraha. 4. Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga. 5. Foorad. 6. Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas. 7. G. lahaan: ujeeddo; dan.

0

gola-kakac

m l

Qof aftahannimo dheeraad ah leh.

0

gola-kataag

m l

Qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo iwm.

0

gola-la-taliyaasha

m l (-layaal, m.l/dh)

(siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bixinta, sharci dejinta ama qorshe samaynta.

0

golaadi

f g2 (-iyay, -isay)

Arrin gola keenid.

0

golaadin

m f dh

Eeg: golaadi

0

golacas

m dh

1. Nooc sagaarada ka mid ah. 2. Qorraxda galabnimo, gaar ahaan markay ugu kulushahay. 3. Dawaco khatar ah.

0

golafariisad

m l

Eeg: golafariisasho

0

golafariisasho

m f dh

ld golafariisad, golafariisi.

0

golafariisi

m l

Eeg: golafariisasho

0

golafariiso

f mg3 (-stay, -satay)

U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.

0

golajoog

m l

1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. 3. Qof waaya-aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.

0

golakafuul

m l

Gabay aan la soo diyaarin oo gole laga jeediyo.

0

golayn

m f dh

Eeg: golee

0

golcas

m dh u

1. jaad ugaarta ka mid ah oo gollaha cas. 2. Qorrax casar. 3. ld gollacas.

0

goldaloolo

m dh

1. Meel doc ka bannaan ama ka daloosha oo wax laga cabsanayaa ka iman karo. 2. Iin. ld goldaloosho.

0

goldaloosho

m dh

Eeg: goldaloolo

0

goldoox

f g1 (-xay, -xday)

1. Dheddig dhali waayey golkadillaacin si ilmo looga dhaliyo. 2. Arrin qarsoodi ah kashifid.

0

goldooxid

m f dh

ld goldoox¹ (3).

0

gole

m l (-layaal, m.l/dh)

1. Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan. 2. Goob, fagaaro. 3. Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay. ld gale.

0

gole-ku-simid

m dh (siyaa.)

Awodda xukunka maamuka ee ay bixisay Ururkii Qaramada dagaalkii kowaad ka dib.

0

golee

f g2 (-leeyay, -laysay)

1. Cudurka gosha xoolo ku ridid. 2. Gole ka dhigid; gole u dhigid. 3. Gool ka dhelin.

0

golgoley

m dh

Ciyaar baxaarradu yaxaaska ku maaweeliyaan.

0

goli

f mg1 (-lyay, -liday; -lyi)

La g.: nin naag u galmoosho.

0

goljilic

m dh

Oogada labadeeda dhinac, halka ay ku dhammaadaan feeraha, goljilic; gol. ld gollan.

0

gollacas

m dh

Nooc dawacada ka mid ah, madow oo ariga aad u laysa. ld golcas.

0

gollan

m l (-nno, m.dh)

Eeg: goljilic

0

golmaran

m f kh

1. Dheddig xoolaad ama dad oo aan uurkiisa ilmo ku jirin, caruurna nuujineyna. 2. Oori ciddoodi jirtay oo faramaran kaga timid. 3. Nin aan hub sidan.

0

golmaranoobid

m f dh

Eeg: golmaranow

0

golmaranow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Golmaran noqosho.

0

golmoon

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: goommoon

0

golmoonaan

m dh

Eeg: goommoonaan

0

golmoonaansho

m l

/dh ld gommoonaan.

0

golmud

m l

1. Caano bur iyo biyo u kala miirmay. 2. Cudur idaha ku dhaca.

0

goloblayn

m f dh

Eeg: goloblee

0

goloblee

f mg2 (-leeyay, -laysay)

Dan la'aan u warwareegid.

0

golobuliin

m l (c.nafl.)

Mid ka tirsan qayb borotiin ah oo ku milma milancusbeed aan rasiin ahayn kuna xargaga kulka. Qaybta badan oo golobuliin ah ayaa dhiigga ku jira: alfa, beeta iyo gaamma golobuliinka qaarkood ayaa ah ka hortagayaasha jeermiga iwm. Qaarna waxayd qaadaan: birta, dufanka iyo kobbarka dhiigga ku jira.

0

gololo

m dh

1. Summadda xoolaha lagu dhigo mid ka mid ah. 2. Hadal si wanaagsan loo jeediyey. 3. Dhis qaab qaanso leh oo meel loo dhiso.goobaab¹

0

golongol

f mg1 (-olay, -oshay)

Nafley gaajo iwm darteed la godasho.

0

golongolid

m f dh

ld golongol¹ (2).

0

golongolsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax golongol hayo ahaansho (nafley).

0

golongolsanaan

m f dh

ld golongolsanaansho.

0

golongolsanaansho

m l

/dh ld golongol-sanaan.

0

golos

m f kh

1. Nin dheer oo toosan. 2. G. ah: neef geel ah oo cadho korkiisa ku dhan tahay.

0

golqaniinyo

m dh

Qaniinyada gosha laga qaniino hal irmaan si loo liso.

0

golrod

m l

Cudur ariga qoobabka ka gala oo marka arigu meel dhiiqo ah ama qoyan maro labada qoob dhexdoodu dillaacyo raafdillaac. ld gommod¹.

0

golroonaansho

m l

/dh eeg golroonow.

0

golroonow

f mg3 (-naaday, -naatay)

Ka g.: cid libaysasho.

0

golxad

m l

Eeg: golxob

0

golxo

m dh

Soo godnaanta qaarka sare in yar godanyahay.

0

golxob

m l

/dh (-bo, m.l) Toorrey dheer godan oo lagu dagaallamo. ld golxad.

0

golyid

m f dh

Eeg: goli

0

gommod

f mg1 (-day, -dday)

Cudur gommodka ka qaadid

0

gommodid

m f dh

Eeg: gommod³

0

gomosh

m l

Eeg: gomoshaa

0

gomoshaa

m l

Geedgaab caleemo balballaaran leh iyo miro macaanoo la cuno. ld gomosh.

0

gondaddeg

f mg1 (-gay, -gtay)

U g.: arrin si fiican uga baarandegid.

0

gondaddegid

m f dh

Eeg: gondaddeg

0

gondagal

f g1 (-lay, -ashay)

Wax hoosta ka gelid.

0

gondagelid

m f dh

Eeg: gondagal²

0

gondaqabad

m l

Eeg: gondaqabasho

0

gondaqabasho

m f dh

ld gondaqabad, gondaqabsad, gondaqab-sasho.

0

gondaqabo

f g3 (-btay, -batay)

1. Luga qabasho. 2. Cid aad u baryid. ld gondaqabso.