Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gola-kataag

MagacLafdheeri

Macnaha

Qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo iwm.

Erayo la-mid ah

gola-kakacQof aftahannimo dheeraad ah leh.gola-la-taliyaasha(siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bi…golaadiArrin gola keenid.golacas1. Nooc sagaarada ka mid ah. 2. Qorraxda galabnimo, gaar aha…golafariisashold golafariisad, golafariisi.golafariisoU g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.golajoog1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. …golakafuulGabay aan la soo diyaarin oo gole laga jeediyo.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms