Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gola-la-taliyaasha

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bixinta, sharci dejinta ama qorshe samaynta.

Erayo la-mid ah

gola-kakacQof aftahannimo dheeraad ah leh.gola-kataagQof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, si…golaadiArrin gola keenid.golacas1. Nooc sagaarada ka mid ah. 2. Qorraxda galabnimo, gaar aha…golafariisashold golafariisad, golafariisi.golafariisoU g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.golajoog1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. …golakafuulGabay aan la soo diyaarin oo gole laga jeediyo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms