Qaamuuska Asalka
golafariiso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.
Erayo la-mid ah
gola-kakacQof aftahannimo dheeraad ah leh.gola-kataagQof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, si…gola-la-taliyaasha(siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bi…golaadiArrin gola keenid.golacas1. Nooc sagaarada ka mid ah. 2. Qorraxda galabnimo, gaar aha…golafariisashold golafariisad, golafariisi.golajoog1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. …golakafuulGabay aan la soo diyaarin oo gole laga jeediyo.

