Qaamuuska Asalka
golajoog
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. 3. Qof waaya-aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.
Erayo la-mid ah
gola-kakacQof aftahannimo dheeraad ah leh.gola-kataagQof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, si…gola-la-taliyaasha(siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bi…golaadiArrin gola keenid.golacas1. Nooc sagaarada ka mid ah. 2. Qorraxda galabnimo, gaar aha…golafariisashold golafariisad, golafariisi.golafariisoU g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.golakafuulGabay aan la soo diyaarin oo gole laga jeediyo.

