Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gola-kakac

MagacLafdheeri

Macnaha

Qof aftahannimo dheeraad ah leh.

Erayo la-mid ah

gola-kataagQof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, si…gola-la-taliyaasha(siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bi…golaadiArrin gola keenid.golacas1. Nooc sagaarada ka mid ah. 2. Qorraxda galabnimo, gaar aha…golafariisashold golafariisad, golafariisi.golafariisoU g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.golajoog1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. …golakafuulGabay aan la soo diyaarin oo gole laga jeediyo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms