Qaamuuska Asalka
goloblee
(-leeyay, -laysay)Falmg2
Macnaha
Dan la'aan u warwareegid.
Erayo la-mid ah
golobuliinMid ka tirsan qayb borotiin ah oo ku milma milancusbeed aan …gololo1. Summadda xoolaha lagu dhigo mid ka mid ah. 2. Hadal si wa…golongol1. Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iwm dartee…golongolNafley gaajo iwm darteed la godasho.golongolidld golongol¹ (2).golongolsanWax golongol hayo ahaansho (nafley).golongolsanaanld golongolsanaansho.golongolsanaansho/dh ld golongol-sanaan.

