Qaamuuska Asalka
golobuliin
(c.nafl.)MagacLafdheeri
Macnaha
Mid ka tirsan qayb borotiin ah oo ku milma milancusbeed aan rasiin ahayn kuna xargaga kulka. Qaybta badan oo golobuliin ah ayaa dhiigga ku jira: alfa, beeta iyo gaamma golobuliinka qaarkood ayaa ah ka hortagayaasha jeermiga iwm. Qaarna waxayd qaadaan: birta, dufanka iyo kobbarka dhiigga ku jira.
Erayo la-mid ah
golobleeDan la'aan u warwareegid.gololo1. Summadda xoolaha lagu dhigo mid ka mid ah. 2. Hadal si wa…golongol1. Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iwm dartee…golongolNafley gaajo iwm darteed la godasho.golongolidld golongol¹ (2).golongolsanWax golongol hayo ahaansho (nafley).golongolsanaanld golongolsanaansho.golongolsanaansho/dh ld golongol-sanaan.

