Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gololo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Summadda xoolaha lagu dhigo mid ka mid ah. 2. Hadal si wanaagsan loo jeediyey. 3. Dhis qaab qaanso leh oo meel loo dhiso.goobaab¹

Erayo la-mid ah

golobleeDan la'aan u warwareegid.golobuliinMid ka tirsan qayb borotiin ah oo ku milma milancusbeed aan …golongol1. Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iwm dartee…golongolNafley gaajo iwm darteed la godasho.golongolidld golongol¹ (2).golongolsanWax golongol hayo ahaansho (nafley).golongolsanaanld golongolsanaansho.golongolsanaansho/dh ld golongol-sanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms