Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gogol

(-glo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaan.

Erayo la-mid ah

gogoHilib iwm qarsoodi wax uga goosasho.gogol-ku-laabLacag lagu qariyo gabar lala baxay gogoshii ay ku seexan jir…gogoldhaafOggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin k…gogoldhaafNaag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbalid.gogoldhigArar; hordhac.gogoldhigad1. Keenidda cidi, cid ay wax ka tabanayso keento madal si ay…gogollaabMaalinta ugu dambeysa tacsi la dhigayay.gogolxaarU g.: wax la rabo in la sameeyo waxyaabo sahlaya samayn.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms