Qaamuuska Asalka
gogol-ku-laab
MagacLafdheeri
Macnaha
Lacag lagu qariyo gabar lala baxay gogoshii ay ku seexan jirtay.
Erayo la-mid ah
gogoHilib iwm qarsoodi wax uga goosasho.gogol1. Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu far…gogol1. Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto. …gogoldhaafOggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin k…gogoldhaafNaag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbalid.gogoldhigArar; hordhac.gogoldhigad1. Keenidda cidi, cid ay wax ka tabanayso keento madal si ay…gogollaabMaalinta ugu dambeysa tacsi la dhigayay.

