Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gogoldhigad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Keenidda cidi, cid ay wax ka tabanayso keento madal si ay ugala xaajooto arrintaas. 2. Gogoldhigasho; ararsasho. ld gogoldhigasho.

Erayo la-mid ah

gogoHilib iwm qarsoodi wax uga goosasho.gogol1. Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto. …gogol1. Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu far…gogol-ku-laabLacag lagu qariyo gabar lala baxay gogoshii ay ku seexan jir…gogoldhaafNaag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbalid.gogoldhaafOggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin k…gogoldhigArar; hordhac.gogollaabMaalinta ugu dambeysa tacsi la dhigayay.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms