Qaamuuska Asalka
gogoldhig
MagacLafdheeri
Macnaha
Arar; hordhac.
Erayo la-mid ah
gogoHilib iwm qarsoodi wax uga goosasho.gogol1. Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto. …gogol1. Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu far…gogol-ku-laabLacag lagu qariyo gabar lala baxay gogoshii ay ku seexan jir…gogoldhaafNaag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbalid.gogoldhaafOggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin k…gogoldhigad1. Keenidda cidi, cid ay wax ka tabanayso keento madal si ay…gogollaabMaalinta ugu dambeysa tacsi la dhigayay.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
