Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

goggobo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo. 2. Ciidda oo lagu weyseysto. ld gąggabo, geggebo, goggobbo.

Erayo la-mid ah

goggobeysashold gaggabeysad, gaggabeysasho, gaggabeysi, goggobbeys.goggobeysoCiid ku waysaysasho. ld gaggabeyso, goggob-beyso.goggomiHoore yar weel ka shubid.goggonIn yar oo hoore ah oo weel salkiisa ku haray.goggonsashold goggonsad, goggonsi.goggonsoIn yar oo hoore ah weel ka shubasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms