Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

goggonso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

In yar oo hoore ah weel ka shubasho.

Erayo la-mid ah

goggobeysashold gaggabeysad, gaggabeysasho, gaggabeysi, goggobbeys.goggobeysoCiid ku waysaysasho. ld gaggabeyso, goggob-beyso.goggobo1. Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo c…goggomiHoore yar weel ka shubid.goggonIn yar oo hoore ah oo weel salkiisa ku haray.goggonsashold goggonsad, goggonsi.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms