Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

goggon

MagacLafdheeri

Macnaha

In yar oo hoore ah oo weel salkiisa ku haray.

Erayo la-mid ah

goggobeysashold gaggabeysad, gaggabeysasho, gaggabeysi, goggobbeys.goggobeysoCiid ku waysaysasho. ld gaggabeyso, goggob-beyso.goggobo1. Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo c…goggomiHoore yar weel ka shubid.goggonsashold goggonsad, goggonsi.goggonsoIn yar oo hoore ah weel ka shubasho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms