Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

goommoon

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Wax gaajo, harraad iyo daal oogadiisa ka muuqda ahaansho. ld golmoon, goomman.

Erayo la-mid ah

goombaarNaag aan karti ay aqalkeeda ku maamusho lahayn; basari; baal…goommanaansho/dh ld goommoonaan.goommeNooc doofaarka ka mid ah oo aan ilka waaweyn lahayn.goommoonaanld golmoonaan, goolmoonaansho, goom-manaan.goomoonaansho/dh ld goommoonaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms