0

galshaysasho

m f dh

ld galshaysad, galshaysi.

0

galshaysi

m l

Eeg: galshaysasho

0

galshayso

f mg3 (-stay, -satay)

Galsho samaysasho.

0

galsho

m dh (-ooyin, m.l)

Ceel yar oo laga sameeyo ballida hareereheeda si biyuhu ugu miiraan.

0

galti

m l (galti/-iyo, m.dh)

Qof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoon.

0

galtibbax

f mg1 (-xay, -xday; -bixi)

Qof, degaan uu ku cusub yahay dhaqankiisa la qabsasho.

0

galtibbixi

f g2 (-iyay, -isay)

Qof galtinimo ka saarid.

0

galtibbixid

m f dh

ld galtibbax¹.

0

galtibbixin

m f dh

Eeg: galtibbixi

0

galtimacruuf

m l kh

Qof ismooda in uu ilbax yahay laakiinse aan ahayn.

0

galtinnimo

m dh

Galti ahaansho.

0

galtiyad

m dh

Haweeney tagtay degaan aanay dhaqankiisa aqoon.

0

galuus

m l

Eeg: guluus

0

galxiddigaale

m l (-layaal, m.l/dh)

Haro aad u weyn oo biyo badani ku jiraan.

0

gam

m dh sh r

Cod lagu muujiyo qof ama wax dilidda. Tus. “G. ka sii”.

0

gam'i

f g2 (-iyay, -isay)

Nafley hurdisiin.

0

gam'id

m f dh

'². ld gama'¹ (2).

0

gam'in

m f dh

'i.

0

gam'iwaa

m l

Hurdada oo la iska waayo.

0

gam'iwaayid

m f dh

'iwaa².

0

gama'

m l

1. Gelidda la galo hurdo. 2. ld gam'id.

0

gama'san

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax hurdo galay ahaansho.

0

gama'sanaan

m f dh

'san. ld gama'sanaansho.

0

gama'sanaansho

m l

/dh ld gama'sanaan.

0

gama'sii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Nafley hurdisiin.

0

gama'siin

m dh

'sii.

0

gamaamad

m l

1. Dedidda wax la qarinayo wax kale lagu dedo. 2. ld gamaamadid. ld gamaamud¹.

0

gamaamadan

f mg4 (-dnaa, -dnayd)

Wax la gamaamaday ahaansho. ld gamaamudan.

0

gamaamadid

m f dh

ld gamaamad¹, gamaamamud¹, gamaa-mudid.

0

gamaamadnaan

m f dh

ld gamaamadnaansho, gamaamudnaan, gamaamudnaansho.

0

gamaamadnaansho

m l

/dh ld gamaamad-naan.

0

gamaamud

m l

Eeg: gamaamad¹

0

gamaamudan

f mg4 (-dnaa, -dnayd)

Eeg: gamaamadan

0

gamaamudid

m dh

Eeg: gamaamadid

0

gamaamudnaan

m dh

Eeg: gamaamadnaan

0

gamaamudnaansho

m l

/dh ld gamaamad-naan.

0

gamaanyo

m dh

Lulmo; hurdo.

0

gamaanyoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Gamaanyo dareemid.

0

gamaanyood

m f l

Eeg: gamaanyoo

0

gamaar

m l

1. Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay. 2. Gubashada wax ay aad u gubtaan. 3. ld gamaarid.

0

gamaari

f g2 (-iyay, -isay)

1. Wax dambas ka dhigid. 2. Wax si ba'an u gubid.

0

gamaarid

m f dh

ld gamaar¹ (3).

0

gamaarin

m f dh

Eeg: gamaari

0

gamaayaysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Qof gamaanyo hayso ahaansho.

0

gamaayaysnaan

m f dh

ld gamaayaysnaansho.

0

gamaayaysnaansho

m l

/dh ld gamaayaysnaan.

0

gamas

m l (-syo, m.dh)

Warmaha yaryar jaad ka mid ah; hooto, dhegley.

0

gamashi

m l

1. Xilliga naqu caddaado ee xooluhu caano yareeyo. 2. ld gamashiyid.

0

gamashiyid

m f dh

ld gamashi¹ (2).

0

gambad

m l

Eeg: gabbasho

0

gambalaali

m l

1. Qalalaase. 2. Damaa-shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- mayso.

0

gambar

m l (-rro, m.dh)

Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wambar.

0

gambaraash

m l

Socod tartiib ah oo aan meel fog la gaareyn. ld gimbiraash.

0

gambasho

m dh

Eeg: gabbasho

0

gambaysad

m l

Eeg: gambaysasho

0

gambaysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax madaxa gambo u saarantahay ahaansho.

0

gambaysasho

m f dh

ld gambaysad, gambaysi.

0

gambaysi

m l

Eeg: gambaysasho

0

gambaysnaan

m f dh

ld gambaysnaansho.

0

gambaysnaansho

m l

/dh ld gambaysnaan.

0

gambayso

f mg3 (-stay, -satay)

Gambo madax saarasho.

0

gambi

m l

Eeg: gembiyid

0

gambin

m dh

Eeg: gembiyid

0

gambis

m l

Eeg: gembiyid

0

gambisan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Eeg: gembisan

0

gambise

m l

Eeg: gembise

0

gambisnaan

m dh

Eeg: gembisnaan

0

gambisnaansho

m l

/dh ld gembisnaan.

0

gambiyid

m dh

Eeg: gembiyid

0

gambo

m dh (-ooyin, m.l)

1. Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan. 2. Kumi (lacag). 3. Geeso xoolaad oo gadaal u jeeda.

0

gambool

m l (-llo, m.dh)

Bur weyn oo madax buuran leh.

0

gambooley

m dh u

Haweenka inta gambo xirata oo la qabo ama la guursaday; naago, dumar.

0

gamboon

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: gemboon

0

gamboonaan

m dh

Eeg: gemboonaan

0

gamboonaansho

m l

/dh ld gemboonaan.

0

gamboor

m l

Geed qodxo dhaadheer iyo caleemo kharaar leh oo geela cunaa ku dhinto.

0

gambuus

m l (-syo, m.dh)

(muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada lagu tumo oo ka samaysan qori ama bir wareegsan oo hal dhinac harag kaga haaranyahay.

0

gamid

m dh

Eeg: ganid

0

gamiimid

m f dh

Eeg: gamiin

0

gamiin

f mg1 (-iimay, -iintay; -iimi)

1. Nafley tiiraanyo ka muuqato ahaansho. 2. Cunto ka caanadiidid.

0

gamiitofayt

m l (-tyo, m.dh)

(bot.) Faca ku dhex jira meertada nololeed ee dhirta, kaas oo muujinaya organnada taranka ee dhalaya gaameytyo.

0

gammaan

m l u

Naasleyda qayb ka mid ah oo ay ka mid yihiin fardaha, baqlaha, dameeraha iyo farowga.

0

gammaaran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Wax aan geeso lahayn ahaansho (sac).

0

gammaarnaan

m f dh

ld gammaarnaansho.

0

gammaarnaansho

m l

/dh ld gammaar-naan.

0

gamooje

m l

Dhaxan.

0

gamran

f mg4 (-naa, -nayd)

Qof lixaad leh ahaansho.

0

gamranaan

m f dh

Eeg: gamranaansho

0

gamranaansho

m l

/dh ld gamranaan.

0

gamuun

m l (-nno, m.dh)

Ul yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyo baalal ku leh oo qaansada laga gemo.

0

gamuunayn

m f dh

Eeg: gamuunnee

0

gamuunee

f g2 (-neeyay, -naysay)

Gemuun ku ganid.

0

gamuur

m l kh

Eeg: gamuux¹

0

gamuuran

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: gamuuxan

0

gamuurid

m f dh

Eeg: gamuuxid

0

gamuurnaan

m dh

Eeg: gamuuxnaan

0

gamuurnaansho

m l

/dh ld gamuuxnaan.

0

gamuux

m l kh

G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun¹.

0

gamuuxan

f mg4 (-xnaa, -xnayd)

Wax aan af fiiqan lahayn ahaansho. ld gamuuran, gumuuxan, guxuuman.

0

gamuuxid

m f dh

ld gamuurid, gumuuxid, guxuumid.