Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gamashi

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xilliga naqu caddaado ee xooluhu caano yareeyo. 2. ld gamashiyid.

Erayo la-mid ah

gama'Hurdo gelid.gama'1. Gelidda la galo hurdo. 2. ld gam'id.gama'sanWax hurdo galay ahaansho.gama'sanaan'san. ld gama'sanaansho.gama'sanaansho/dh ld gama'sanaan.gama'siiNafley hurdisiin.gama'siin'sii.gamaamadWax la qarinayo dedid. ld gamaamud².
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms