Qaamuuska Asalka
gambooley
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Haweenka inta gambo xirata oo la qabo ama la guursaday; naago, dumar.
Erayo la-mid ah
gambalaali1. Qalalaase. 2. Damaa-shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- …gambarShey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya,…gambaraashSocod tartiib ah oo aan meel fog la gaareyn. ld gimbiraash.gambaysanWax madaxa gambo u saarantahay ahaansho.gambaysashold gambaysad, gambaysi.gambaysnaanld gambaysnaansho.gambaysnaansho/dh ld gambaysnaan.gambaysoGambo madax saarasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
