Qaamuuska Asalka
gambar
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wambar.
Erayo la-mid ah
gambalaali1. Qalalaase. 2. Damaa-shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- …gambaraashSocod tartiib ah oo aan meel fog la gaareyn. ld gimbiraash.gambaysanWax madaxa gambo u saarantahay ahaansho.gambaysashold gambaysad, gambaysi.gambaysnaanld gambaysnaansho.gambaysnaansho/dh ld gambaysnaan.gambaysoGambo madax saarasho.gambisnaansho/dh ld gembisnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
